Saxilnews.com
Daawo:-Sheekh Umal Oo Si Adag Uga Hadley Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida Iyo Mabaadiida Ay Aamisan Yahiin
April 13, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Nairobi (Saxil-News):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomalida ugucaansan ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadley nooca uu yahay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dhulka Somalida isla markaana taageero looga muujiyey oo la magacbaxey Assadicuuna Bilxaq

 

Sidoo kale sheekha ayaa waxaa uu ka hadley mabaadiida ay urur diimeedkaasi aamisan yahiin iyo waxaa uu hadafkoodu yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News