Saxilnews.com
Daawo:-Sheekh Hargeysa Ku Nool Oo Ka Hor Yimid In Masaajidada Lagu Tukiyo Microphone -Ka Salaadaha Qaar Isla Markaana Xaaran Ku Tilmaamay
June 16, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Sheekh Ku nool magaalada Hargeysa isla markaana lagu magacaabo Sh.Yuusuf Nuuxayaa waxaa uu ka hor yimid isla markaana uu xaaran ku tilmaamay in masaajidada lagu tukiyo cod baahiyayaasha loo yaqaano Microphone salaadaha qaar

Sheekan ayaa Tusaale u soo qaatey Salaada la tukado wakhtiyada habeenkii xiliga danbe gaar ahaan salaada Loo Yaqaano Taajudka ama salaatul laysha oo uu sheegay in ay fiican tahay in masaajidu ay isticmaalaan Microphone gudaha masaajidka oo ay bakhtiyaan cod baahiyayaasha dibada si aaney u dhibinsan codkaas dheer dad xanuusanaya oo Masjidka la jaar ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News