Saxilnews.com
Daawo:-Sheekh Adan Siiro Oo Aabbo Naafo Ah Ku Wareejiyey GAADHI
May 11, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews)Maalinii Jimcihii Hore Waxa Masjidka Xawaadle Ee Quba Looga Kacay Aabo Aanu Laxaadkiisu Dhamayn Caruurna Haysta Waxaana Jamacii Masjidka Ku Jiray U Ururiyeen Lagac Dhan Oo Markii Danbe Loogu Soo Iibiyay Shaygi Baahidiisu Ahayd Oo Markaa Uu Ku Shegay Gaadhi Uu Ubadkiisa Uu Ugu Shaqeeyo Ugu Danbeyn Waxa Sh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadab Siiro) Oo Ahaa Sheekha Gacanta Ku Hayay Lacagti Masjidka Laga Ururiyay Ayaa U Soo Iibiyay Gaadhi Kaas Oo Ah Nooca Loo Yaqaano (Vitz Ama Dukhaan ) Waxana Halkaasi Ka Hadlay Abihi La Gudoonsiiyay Gaadhi Oo U Mahadnaqay Allah S.W.T Iyo Dadkii Xaafadda Xawaadle Iyo Waliba Sh Aaadan Siro Waxanu Yidhi Sidan ”

Halkan K a Daaawo Muuqaalka Warkan OO Dhamays Tiran

COMMENTS
Latest News