Saxilnews.com
Daawo:-Shaqsigii Ugu Saameynta Badnaa Olalaha Xisbiga Kulmiye Ee Xaafada Axmed Dhagax Oo Is Casilay Kuna Biiray …
July 4, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Muddane Khadar Jilaal oo ahaa shaqsigii ugu olalaha Badnaa xaafada Axmed Dhagaxee xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in uu xisbigaasi iska Casilay isla markaana waxaa uu cadeeyey in uu maanta laga bilaabo Tageeri doono una olaleen doono xisbiga Waddani .

 

Sidoo kale Khadar Jilaal ayaa sheegay in uu iska casilay shaqadii uu ka hayey wasaarada ciyaaraha Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News