Saxilnews.com
Daawo Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Iscasilaadii Gudoomiye Cirro Ee Maanta
August 2, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Shacabka caasimada Hargeysa ayaa maanta aragtiyo kala duwan ka dhiibtay sida ay u arkaan is casilaadii uu maanta ku dhawaaqay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

COMMENTS
Latest News