Saxilnews.com
Daawo:-Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Arragtidooda Ka Dhiibtay Go’aanka Ay Xukuumadda Somaliland Ku Taageertay Xulufada Sucuudiga Iyo Imaaraadka
July 2, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa arragtidooda ka dhiibtay siday u arkaan go’aanka xukuumadda Somaliland ku taageertay xulufada ay hogaaminayaan Sucuudiga iyo Imaaraadku ee xidhiidhka u jaray dawlada Qadar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=9BlquZswXRA

COMMENTS
Latest News