Saxilnews.com
Daawo :- Saxafiga Caanka Ah Ee Cabdisalaan Herer Oo Xalay La Weydiiyay Maalintii Ugu Adkayd Nolashiisa Iyo Waraysigii Ugu Xasuusta Badnaa Ee Uu Qaadey .
May 27, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa habeenkii xalay ahaala weydiiyey maalintii ugu adkeyd nolashiisa ee uu xasuusto iyo wareysigii ugu xasuusta badanaa ee nolashiisa uu qaadey

 

Cabdisalaan Hereri ayaa waxaa uu sheegay in wareysigii ugu xasuusta badnaa ee uu qaadey ay tahay wareysi uu ka qaadey nin budhcad badeed ah oo markab afduubey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News