Saxilnews.com
Daawo:-Saxafi Xassan Maxamed Yuusuf Oo Ka War Bixiyey Xaaladiisa Caafimaad
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada warfaaafinta Somaliland iyo mareeyahatelefishanka qaranka Somaliland ayaa waxaa ay maanta cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa ay ku soo booqdeen agaasimaha waxaada idaacadaha ee wasaarada warfaafinta Somaliland Xassan Maxamed Yuusuf .

 

Saxafi Xassan waxaa uu aad uga mahad celiyey masuulyiintan maanta ku soo booqdey cisbitalka waxaana uu sheegay in xaaladiisa caafimaad aad u soo wanaagsanaaneyso .

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News