Saxilnews.com
Daawo:-Saxafi Cabdisalaan Hereri Oo Wareysi Xiiso Badan La Yeeshay Nin Somali Ah Oo Aan Afsomaliga Aqoon , Cida U Kala Turjuntey Iyo Dalka Uu Ku Nool Yahay
April 12, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Hereri oo ka hawl gala telefishankaUniversal TV ayaa waxaa uu dhawaan wareysi xiiso badan la yeeshay nin Somali ah oo ku nool dalka Hinda kaas oo aan aqoon luuqda Somaliga

 

Wariye Cabdisalaan iyo ninkan Somaliga ah waxaa u kala turjumey nin asalkiisu yahay dalka Hindiya oo isagu af Somaliga Yaqaana

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News