Saxilnews.com
Daawo:-Saxafi Cabdisalaan Hereri Oo Dardaaran Qiimo Badan Soo Jeediyey Iyo Cida Uu Dardaarankaasi Ku Socdo
June 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Ilays-News):- Saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa uu dardaaraniyo talooyin dhaxal gal u soo jeediyey saxaafada iyo Haay’adaha warbaahinta ee ay ka hawl galaan

Cabdisalaan Hereri ayaa waxaa uu sheegay in mudooyinkii danbe saxaafada ay ku sii yaraaneyso wararkii curinta ah oo ay isku hal war ka wada siman yahiin dhamaantooda , waxaana uu ugu baaqay in saxaaafadu xooga saarto curta war cusub isla markaana ay tartan galaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News