Saxilnews.com
Daawo Sawirada : Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Hargeysa Ka Dhoofay .
October 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Ilays-News):-  Madaxweynaha  Somaliland  Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde,  iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, ayaa safar shaqo ugu baxay maanta oo jimce  ah dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

dsc_0000dsc_0001dsc_0002dsc_0003dsc_0004dsc_0005dsc_0007dsc_0009dsc_0014dsc_0021dsc_0024dsc_0027dsc_0034dsc_0036dsc_0038dsc_0040dsc_0041dsc_0042dsc_0047dsc_0057dsc_0061dsc_0074dsc_0078dsc_0090dsc_0101dsc_0103dsc_0106dsc_0108dsc_0112dsc_0113dsc_0116dsc_0119dsc_0126dsc_0129dsc_0135

COMMENTS
Latest News