Saxilnews.com
Daawo:-Saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladda Nabadgaliyada Degmada Ceel-afwayn   
June 7, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Saraakiisha ciidamada Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda nabadgaliyada degmada Ceel-afwayn oo dhawaan ay shaqaaqo ku dhex martay labada Beelood oo walaalo ah oo wada dega deegaankaasi,waxaana ay ka xog warameen kormeer ay kusoo mareen deegaano ka tirsan degmada Ceel-afwayn.

Waxaana ay fariin u direen bulshada degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News