Saxilnews.com
  Daawo Roobab Mahiigaan Ah Oo Xalay Ka Da’ay Buuhoodle Iyo Deegaano Hoos Yimaada Iyo Bulshada Buuhoodle Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Ku Yeeshay Roobku
May 1, 2017 - Written by suxufi
 

Sool (Saxilnews)Waxa magaalada Buuhoodle iyo deegaano hoos yimaada xalay ka da’ay roob wayn oo mahiigaan ah oo maasheeyey dhulka isla markaana buux dhaafiyey guryihii,goobihii waxbarasho,iyo masaajidadii.

Waxaana Bulshada Buuhoodle ay ka hadleen daroonkooda kuu adan roobka saacadaha badan hayey oo xalay u hoorey iyaga oo alle mahadceliyey sida uu ugu naxariistay adoomahiisa abaarta halakaysay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkA

 

COMMENTS
Latest News