Saxilnews.com
Daawo:- Roob Mahiigana Oo Maasheeyey Degmada Widh-widh Iyo Deegaanada Hoos Yimaada
November 2, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Roobab mahiigaana ayaa maasheeyay degmada Widh-widh iyo deegaanada hoos yimaada, roobabka degmada iyo deegaaanadan helay ayaa ay siweyn ugu diirsadeen dadyowga halkaasi degan Illaaheyna ugu xamdi naqeen.

COMMENTS
Latest News