Saxilnews.com
Daawo:- “Reerku Isaga Ayaa Aayahiisa Ka Tashanaya Mana Jiraan Wasiiro” Boqor Cismaan “Buur-Madow”
June 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews)-  Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in shirka Beesha Biciido qabsoomayo isla markaana arrimaha uu u yimid ay ka mid tahay in uu xal u helo khilaafka soo kala dhex galay beesha ee salka ku haya in shirka la qabto doorashadda ka hor iyo doorashadda ka dib.

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News