Saxilnews.com
Daawo:– Reer Gabilayow Muuse Biixi Gabiley Kuma Filaaneyso Ee…..
January 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) Midka mida sulaadinta reer Somaliland ayaa ka difaacay eedaymo loo jeediyay hogaamiyaha xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Axmed Maxamed Xasan (Bad-madaw) waxaa uu sheegay in aan maanta Gabiley aanay Muuse ku filaan Karin,sidoo kalena waxaa uu fariin isna u direy gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News