Saxilnews.com
Daawo:-Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Wacad Ku Maray In Uu Geed Dheer Iyo Mid Gaaban U Fuuli Doono Sidii Uu U Mideyn Lahaa Somaliland Iyo Somaliya
March 29, 2017 - Written by suxufi
Moqdisho (Saxilnews):- Raysal wasaaraha dalka Somaliya Muddane Xassan Cali Khayre oo maantakhudbad ka hor jeediyey baarlamaanka dalkaasi ayaa waxaa uu wacad ku maray in ay xukuumadiisu geed dheer iyo geed gaaban ba ku fuuli doonto sidii loo mideyn lahaa Somaliland iyo Somaliya

Sidoo kale Raysal wasaaraha ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumadiisu ka midho dhalin doonto wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo hada hakad ku jira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

COMMENTS
Latest News