Saxilnews.com
Daawo;-Qisada Fanaanadii Qabrigeeda Masasku Ka Soo Baxeen Magaceeda Iyo Dalka Ay U Dhalatey,
January 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Mid ka mid ah fanaaniinta ugu caansan Dalka Lubnaan iyo aduunka ayaa geeriyootey iyad aoo geerideeda ka dib uu mid ka mid ah ilaalada Xabaalaha ay ku aasnayd waxa uu so wariyey in Xabaasheeda Fanaanadaasi oo lagu magacaabo Sabaax ay ka soo baxaan Masas,

Waardiyaha ayaa sheegay in markii hore uu moodi jirey khiyaali balse waxa uu rumaystey in ay arintani jirto waxogaa ka dib markaasi oo uu go,aan ku gaadhay in uu gabi ahaanba ka tago shaqadii Ilaalinta Qubuuraha,

Halkan Ka Daawo MuuqaalkaXogta Dahsoon

COMMENTS
Latest News