Saxilnews.com
Daawo Qaabkii Ay Maanta U Dhacday Iscasilaadii Gudoomiye Cirro Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Nuxurka Khudbaddii Xasaasiga Ahayd Ee Uu Xildhibaanada U jeediyey
August 2, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Daawadayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka qaabka ay u dhacday iscasilaadii gudoomiye Cirro ee maanta ee xilka gudomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo waliba nuxurka khudbadii xasaasiga ahayd ee uu maanta jeediyey gudoomiye Cirro.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News