Saxilnews.com
Daawo :- Qaabkii Ay Ciidamada Boolisku Ay Rasaasta Ugu Rideen Masuulyiinta Xisbiga Waddani
April 29, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay rasaas nool u adeegsadeen islamarkaana ay ku rideen masuulyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyaga oo ku sugan afaafka hore ee maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Hargeysa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News