Saxilnews.com
Daawo :- Qaabka Uu U Dhacay Mudaharaad Saaka Ka Dhacay Afaafka Dawlada Hoose Ee Hargeysa
January 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa saaka afaafka hore ee dawlada hoose ee magaalada Hargeysaka dhacay mudahaarad ay dhigeen qaar ka mid ah shacbiga magaalada Hargeysa kuwaas oo ku dhawaaqayey ” HA DHACAO MAYAARKU , MAGAALADA HARGEYSA LABA MAAYAR AYEY U BAAHAN TAHAY ” .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News