Saxilnews.com
Daawo-: Prof Jawaari Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharax Iyo Halka Uu U Sharaxan Yahay
January 4, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaarii Gudoomiyihii hore eeBaarlamaanka Waqtigiisa dhamaaday oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya.

 

Prof Jawaari ayaa sheegay in laga codsaday in uu isku soo sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uuna aqbalay codsiga loo soo jeediyay

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News