Saxilnews.com
Daawo :- Prof Cali Khaliif Galeydh Oo Saaka Ka Hilaacay Magaalada Borama Iyo Ujeedka Safakiisa
June 3, 2017 - Written by suxufi

Borama (Saxilnews):- Cali Khaliif Galeyd iyo wafti ay ka mid yahiin gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal CaliWaraabe iyo wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa waxaa ay maanta safar ku tageen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal taas oo Cali Khaliif Booqasho ku tagay Jaamacada Camuud.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News