Saxilnews.com
Daawo:-Odayaasha Iyo Waxgaradka Berbera Oo Si Adag Uga Hadlay Khilaafka Ka Tagaan Wakaaladda Biyaha Berbera Fariin Adagna U Direy Xukuumadda Somaliland
June 13, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Odayaal iyo wax garad ku dhaqan gobolka saaxil ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada adag ee ay gashay wakaalada biyaha berbera iyo khilaafka soo noqnoqday ee ka taagan wakaalada biyaha Berbera.

Sidoo kalena waxay odayaashan iyo waxgaradkani ay  fariin adag u direen xukuumadda Somaliland,iyaga oo sidoo kalena carabka ku dhuftay cidda gacanta ugu haynaysa wakaalada Biyaha Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News