Saxilnews.com
Daawo Nuxurka Khudbadihii Laga Soo Jeediyey Munaasibadii Xisbiga WADDANI Kusoo Dhawaynayey Taageerayaal Tiro Badan Oo Kusoo Biirey Xisbiga
March 9, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Daawadayaal waxan halkan idinku soo gudbinaynaa nuxurka ay daaranayeen khudbadihii ay masuuliyiinta xisbiga WADDANI kasoo jeediyeen munaasibadii xisbigu kusoo dhawaynayey taageerayaal tiro badan oo kusoo biirey isla markaana ka dhacday magaalada Borama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbadihii goobta laga soo jeediyey

https://www.youtube.com/watch?v=BGwEc__RWDk

COMMENTS
Latest News