Saxilnews.com
Daawo Nuxurka Khudbad Uu Siyaasi Xasan Sabca Ka Jeediyey Munaasibad Xisbiga WADDANI Kusoo Dhawaynayey Garabkii Kasoo Go’ay Xisbiga UCID  Oo Uu Kamid Ahaa
January 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Daawo Siyaasi Xasan Sabca oo kamid ahaa garabkii kasoo go’ay xisbiga UCID ayaa ka hadlay aragtidiiisa ku aadan kusoo biirista xisbiga WADDANI,sidoo kalena waxa uu ka hadlay falka uu ku kacay badhasaabka gobolka Togdheer mudane Ramaax oo uu xisbiga WADDANI kaga hor istaagay inay xafladaasi soo dhawaynta ah ku qabsadaan hudheelada magaalada Burco,

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=rY_6HP_O8bI

COMMENTS
Latest News