Saxilnews.com
Daawo:-Nuxurka Khudbad Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ka Jeediyey Xaflad Soo Dhawayn Ah Oo Loo Sameeyey Taageerayaal Ka Soo Jeeda Degmada Axmed
March 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad ka jeediyey xaflad soo dhawaayn ah oo xisbigaasi u sameeyey taagerayaal ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa kuwaasi oo shegay in ay xisbigan ku soo biiriyeen Cududoodii taageero.

Muuse Biixi Gudoomiyaha Xisbiga ayaa khudbadiisan waxa uu ugu horeyn soo dhaweeyey taageerayaasha kuso biirey isaga oo sidoo kale halkaasi ka jeediyey khudbad ku saabsan sida uu dalka ku hogaani doono hadii uu guulasyto iyo qorshayaasha dhalinyaro ee reer Somaliland.

Waxaanu dul istaagay dal mudan in uu Somaliland ku daydo xaga horumarinta iyo cadaaladda si meesha looga saaro arimaha qabyaalada iyo is aaminaad la aanta haatan ka jirta Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News