Saxilnews.com
Daawo:-:- Nooca Ay Tahay Fariin Uu Murashax Faysal U Diray Shacbiga Gobalka Awdal Iyo Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani
April 27, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Borama (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu fariinu diray shacbiga ku nool gobalka Awdal .

Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shacbiga Reer Awdal ugu baaqey in ay fiican u qaataan kaadhadhka cod bixiyayaasha oo qeybintiisii maalinta sabtida ah ka bilaabmi doonto gobalkaas

 

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu xisbiyada dhigiisa ah ee Waddani iyo Kulmiye ugu baaqey in ay joojiyaan qabyaalad uu sheegay in ay wadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News