Saxilnews.com
Daawo:-“Ninka Doorashada Ku Deg Degayaa Waa Nin aan Dalkaba Hoos U Eegin,”Xaaji Cabdi Waraabe
January 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)-Xaaji C/kariim Xuseen Cabdi Waraabe oo ka mid ah golaha guurtida ee Somaliland ahna xildhibaanka ugu da’da wayn golahaasi ayaa waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta iyo sidoo kale khilaafka xisbiyada Somaliland ee mudo kordhin loo sameeyo xiligii ay dalka ka dhici lahayd doorashadu,

Xildhibaan Xaaji Cabdi waxa u ilaahay ka baryey in uu inoo shubo raxmaadkiisa waxaanu sidoo kale sheegay in doorashada xiligeedii uu Ilaahay kordhiyey isla markaana ayna bulshada reer guuraaga ah ku soo noqon Karin mudo lix bilood ah oo la kordhiyo mudo xileedka xukumada haatan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

COMMENTS
Latest News