Saxilnews.com
Daawo” Nin Walba Inadeerkii Baa Kursiga Ku Haysa , Aniga Kursigeyga Ma Aha Kaad Dooneysaa Ee Waa ..” Badhasaab Ramaax
April 14, 2017 - Written by suxufi

Burco (Saxilnews):- Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamud Saleeban Ramaax ayaa waxaauu goob fagaare ah ka sheegay in nin kasta oo masuul ah uu kursiga ku hayso ninka ay dad iskugu xigaan ama ay ilmaadeerka Yahiin

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News