Saxilnews.com
Daawo :- “Nin Is Faaney Waa Ri Is Nuugtey …..” Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Iminka Warbaahinta La Soo Hor Istaagey Faan Iyo Been Cad
May 25, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Kulmiye ayaa

waxaa uu maanta warbaahinta la soo hor istaagey hadalo u muuqda in ay yahiin qaar naftiisa iyo shaqasiyadiisa uu ku amaanyo isla markaana buun buunin iyo beeni ku jirto

Hore waxaa ay Soomalidu ugu maahmaahdey ” Nin Is Faaney Waa Ri Is Nuugtey ” waxaana uu yidhi isaga oo naftiisa amaanaya Axmed Muumin Seed

 

” Anigu waxaaan ahay siyaasi gobalada Somaliland oo dhami iskugu mid yahiin , waad ogtaay markii aan Waddani is qabanay lixda gobo lee Somaliland ba waa layga mudaharaadey runtiina aniga taageerayaasheydu meel walba wey joogan ” ayuu yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News