Saxilnews.com
Daawo:-“Nin Igu Rasaaseeyay Iyo Nin Kaleba Biyaha Banka Qool-Caday Wuu Cabayaa,”Wasiir Cukuse
March 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta ka hadlaayay xafladii furitaanka Ceel Biyoodka laga qodey Banka Qool-cadey oo ka tirsan degmada salaxley ayaa waxa uu bulshada deegaankaasi kula dar daarmey hagaajinta iyo ka warhaynta ceel biyoodkaasi halkaasi laga hir galiyey.

Wasiir Cakuse ayaa waxa uu sidoo kale goobtaasi ka jeediyey kaftan aad uga qosliyey dadkii goobta joogey.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News