Saxilnews.com
Daawo:-” Muuse Biixi Xataa Hadii Uu Xisbiga Waddani Yimaado Waanu Soo Dhaweeneynaa ..” Hogaamiye Xirsi
January 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (saxilnews):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ka hadlaayey munaasibad uu maanta xisbigaasi u qabtey tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu soo dhaweynaayo cid kasta oo ku soo biirta isla markaana taladiisa ay qeyb ka qaadan doonan

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi waxaa uu sheegay in gudoomiyaha Kulmiye Muj Muuse Biixi xataa hadii uu ku soo biiro xisbiga Waddani in lagu soo dhaweyn doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News