Saxilnews.com
Daawo:-“Muuse Biixi Waxba Nagama Dhaxeeyaan , Balse Waxaan U Garanwaayey Arigtidiisa Ah Dalka Aan Madaxweyna Ka Noqdo ” Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid
January 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiishaxisbiga mucaarid ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley abaaraha xoogan ee dalka ka jira iyo doorashadii madaxtooyada oo kaabiga ina soo saartey

 

Sidoo kale Xussen Axmed Ceydiid oo ay su,aal warbaahintu weydiisay ka jawaabaya waxaa uu sheegay in aanu jirin wax naceyb gaar ah oo ka dhaxeeya Muuse Biixi balse ay ku kala aragti duwanadeen rabitaanka uu Muuse dalka ku doonaayo in uu madaxweyne kaga noqdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News