Saxilnews.com
Daawo:-Muuse Biixi Oo La Weydiiyey Hadii Uu Madaxweyne Noqdo Waxuu Ka Yeeli Doono Wasiirada Lama Taabtanka Ah Ee Xukuumada Siilanyo Iyo Jawaabta Uu Bixiyey
April 8, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-Halkan hoose ka daawo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka jawaabay su’aalo badan oo ay waydiiyeen arday ka qallinjabisay shahaadada labaad (Master Degree) ee jaamacadda Hargeysa oo xaflad loogu qabtay hoolka Green Plaza xalay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News