Saxilnews.com
Daawo:-Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Maanta Abwaaniinta La Yeesheen
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ahmusharaxa Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddex xisbi qaran la yeesheen abwaaniinta Somaliland .

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu kulankaasi ahaa mid lagaga wada hadlaayey xaalada uu dalku ku jiro ee abaaraha iyo doorashada isku soo beegmay iyo waliba hadalo ay warbaahinta xisbiyadu ku marinaayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News