Saxilnews.com
DAAWO:-“MUUSE BIIXI IYO REER BOORAMA WAY IS-YAQAANIIN OO LA ISU FASIRI MAAYO.”. FAYSAL CALI WARAABE
August 29, 2017 - Written by Faysal Aadan

Hargaysa:-(saxilnews) Murashaxa Madaxweynaha xisbiga UCID, ayaa si diblomaasiyadeysan u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, waxaana uu sheegay in shacabka reer Boorama iyo Muuse Biixi ba ay si fiican isu yaqaanaan isla mar ahaantaana aan la isu fasireyn.

 

 

COMMENTS
Latest News