Saxilnews.com
DAAWO:-MUUSE BIIXI CABDI IYO CABDIRAXMAAN CIRRO OO KULMAY + KAFTAN XIISO BADAN OO DHEX-MARAY
November 23, 2017 - Written by editor

Hargeysa:-(saxilnews.com) Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo, Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa kulankii ugu horeysay kulmay tan iyo intii lagu dhawaaqay natiijada doorashada Madaxtooyada.

Madaxweynaha iyo Murrashaxa ayaa ku kulmay aaska Marxuum Axmedyaasiin Gabay-xaddi oo maanta lagu aasay Hargeysa.

Madaxweynaha iyo Musharax Ciro oo loolankii ugu adkaa soo maray wakhtigii Doorashada ayaa maanta markii ay Kulmeen Laabta is galiyey isla markaana bulshada u cadeeyey in aanu ka dhaxeenin naceyb iyo cadaawad gaar ahi

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News