Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”XUTUUUYINTA YEMEN OO SHAACIYEY IN AY GANTAALO KU GARAACEEN QASRIGA UU DEGAN YAHAY BOQORKA DALKA SUCUUDIGU
December 20, 2017 - Written by editor

Sanca(saxilnews.com)-General u hadley habhada xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa waxaa

 uu warbaahinta u sheegay in ciidamada Xuutiyiintu ay ganaalo ku garaceen qasriga uu dalka sucuudiga ka degan yahay Boqorka dalka Sucuudigu

Gantaalada oo ah nooca loo yaqaano Plastic- Missile ayaa dawlada Sucuudigu waxaa ay sheegtay in ay hawda ku burburisay

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan\

 

 

COMMENTS
Latest News