Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”XUKUUMADA SOMALILAND OO DHIBSATEY DHALIILIHII SH AADAN SIIRO U JEEDIYEY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI
December 3, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu  markii ugu horeysay uu fariin u diray culimada masaajidada khudbada ka jeediya salaada  Jimcaha

 

Hadalka wasiirka ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa dhawaan markii khudbadii Saalada Jimcaha uu sheekh Aadan Siiro ku dhaliilay xukuumada madaxweyne Biixi gaar ahaan madaxtooyada cusub ee la dhisaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News