Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”WASIIR KU-XIGEENNADA CUSUB EE QORSHAYNTA IYO MAALIYADDA OO KA HADLAY XILALKA LOO MAGACAABAY
December 16, 2017 - Written by editor

Hargeyssaxilnews.com(sWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee cusub Eng. Xuseen Ibraahim Buuni iyo Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Maxamed Daahir Axmed ayaa ka Mahad-celiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xilalka uu u Magacaabay.

Laba Wasiir ku-xigeen

Labadan Wasiir ku-xigeen oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Madaxweynaha cusub uu Xilal u igmado si ay Qaranka ugu adeegaan.

Halkan Hoose ka Daawo Hadalka Labada Wasiir ku-xigeen oo dhan

COMMENTS
Latest News