Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”SULDAAN SAYID AWJAAMAC WARSAME OO WAX AAN DHICI KARIN KU TILMAAMAY WAREEJINTA DEKEDA BERBERA
March 10, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Suldaan Saiyid Awjaamac warsame oo kamid ah Salaadiinta Deegaanka Gobolka saaxil oo warbaahinta kula hadlay Berbera ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Dekeda Berbera shirkad Faransiisa lagu wareejinayo. waxaanu Suldaanku gaashaanka kun dhuftay in adhacdo in Dekeda berbera gacan aan ta dawlada ahayn la galiyo ama shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejiyo. Waxaanu Xukumada Madaxweyne Siilanyo uga digay in ay iskudaydo Wareejin ay ku samayso Dekeda Berbera, waxaanu Suldaanku xusay In Dekeda Berbera ka dhexayso Guud ahaan shacabka Reer Somaliland oo aanay xukumaduna wareejin karin isha dhaqaalaha dalku kasoo xeroodo.

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News