Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”GUDOOMIYE CABDIRAXMAAN CIRO OO DALKA KUSOO LAABTAY KANA HADLAY XAALADA GUUD EE DALKA IYO JABHADA KORNEYL CAARE SAMEEYAY IYO MAWQIFKA XISBIGA WADDANI KA QABO
September 4, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu si adag uga Hadley arimo ay ka mid yahiin , jabhada Taliye Caare , Doorashooyinka Soo Socda, isbedelka Itoobiya iyo xaalada ay Somaliland mareyso

Ugu horeyn Gudoomiye Ciro ayaa si gaar ah u dul istaagay arinta Taliye Caare , waxaana uu cadeeyey in arintaas wax ka qabashadeeda ay masuulyada koowaad ka saran tahay xukuumada iyo Taliska ciidanka , ka xisbi ahaana ay diyaar ay yahiin balse ay haboon ay tahay in tabashadiisa wax laga qabto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News