Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”GUDOOMIYAHA SAXAAFADA SOMALILAND OO 7 WASIIR HORTOOD KU SOO BANDHIGAY TACADIYADA XUKUUMADU KU HAYSO SAXAAFADA MADAXA BANAAN
December 29, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha Saxafada Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa uu madal maanta Hargeysa  ay xukuumadu  ugu qabatey warbaahinta oo ay ka qeyb galeen wasiiro tiradoodi gaadheyso 7 wasiir uu ku soo bandhigay tacadiyo uu sheegay in warbaahinta madaxa banaan ay kaga imaneyso dhinaca xukuumada talada dalka haysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News