|
|||||
Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND OO KA WARBIXIYAY SHIR CAALAMIYA UU KAGA QAYBGALAY DALKA INGIRIISKA
December 3, 2018 - Written by editorLondon(saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan Dalka Ingiriiska Ayaa ka Warbixiyay Shir Caalamiya oo uu kaga qaybgalay london Sidoo kale Gudoomiye Aadan ayaa faah faahiyay goobo muhiim ah oo uu booqday iyo kulamo kale uu la qaatay madax ka tirsan Dalka Ingiriiska Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|