Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”FANAANADA XUMADA QU,EEN OO FAAHFAAHIN KA BIXISAY SABABTAY FANKA UGA BAXDAY GABI AHAANTIIBA
November 25, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxil.com)-Fanaanada Caanka ah ee Xamda Qu,een oo  maanta shaacisay Inay Fankii Ka Baxday ayaa waxaa ay wariye Sagal Mustafe oo ka tirsan Bahda VOA SOMALI uga warantey sababtii ku kaliftey inay ka baxdo waxaanay ku soo koobtey in iyadu isku garan weyday isla markaana go,aan iyada u gaar ah  ay uga baxday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News