Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”DAWLADA ITOOBIYA OO AAN KA QEYB QAADAN SAXEEXII MAANTA MADAXTOOYADA KA DHACAY EE HESHIISKA BALAADHINTA DEKADA BERBERA
October 11, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com.com)-Madaxtooyada Somaliland waxaa maanta lagu qabtey xaflad loo sameeyey saxeexa balaadhin ay shirkada Dp World ku sameynayso dekada magaalada Berbera oo march 2017 lagu wareejiyay.

 

 

Saxeexan oo maanta ka dhacay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ahaa mid saddex geesood ah oo dhex maray Somaliland , Shirkada Dp World Iyo Shirkada Ku Guuleysatey Qandaraaska Dhismahan

Dawlada Itoobiya oo Saami Dhan 19 % laga siiyey dhaqaalaha kasoo bixi doona dekada Berbera ayaan gabi ahaan-ba madashan saxeexa ka soo xaadirin , waxaana ay arintani ku soo beegmaysaa xili ay dawlada Itoobiya yeelatey Raysal Wasaare Cusub iyo dawladaha itoobiya Iyo Eriteria oo heshiis ka gaadhay colaad mudo dhex miranaysay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News