Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND IYO GUDOOMIYAHA GOBALKA SOOL OO GAADHEY DEEGANKA DHARKEYN GEEYO OO XIISAD DAGAAL KA JIRTEY IYO DEEGAAMO KALOO SAAXDHEER KAMID TAHAY
April 22, 2017 - Written by Cabdiqani Deeq

Laascanood(Saxilnews)-Guutooyin ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland iyo gudoomiyaha gobalka Sool ayaa waxaa ay gaadheen deeganka Dharkeyn Geeyo oo dhawaan dagaal ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah .

Ciidankan ayaa deeganka Dharkeyn Geeyo iyo Saax-Dheer fadhiisimo ciidan ka sameysan doona iyaga oo fulinaya go,aamo ay xukuumadu ka soo saartey dagaalka laba beelood ku dhex deegankaasi ee soo noq noqadey dhawr jeer

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News