Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”BOQOR BUURMADAW OO SHEEGAY INAY BEESHIISU MADAXWEYNAHA UGA FADHO KULNAKII UU BEESHA GARXAJIS LA YEESHAY OO KALE
January 8, 2019 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadley kulankii maalintii shalay ahayd Madaxtooyada Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis, Isagoona sheegay in ay Madaxweynaha ka dalbanayaan in uu beeshooda la kulmo

 

COMMENTS
Latest News