Saxilnews.com
Daawo Muuqalka”Bahda Garsoorka Gobolka Saaxil Oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Dhul Ay Sheegeen In Maxkamaduhu Leeyihiin Oo Urur Dhalinyaro Lasiiyay
September 21, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka, Gobolka Saaxil, Degmada Berbera iyo guud ahaan Bahda Garsoorka Gobolka Saaxil oo baaq Culus iyo Qeylo Dhaan kasoo saaray dhul ay sheegeen inay Maxkamaduhu leeyihiin oo lasiiyay Urur dhalinyaro oo Mutadawiciin ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqallka Warbixintan Oo Dhamsytiran.

COMMENTS
Latest News